Madaxda 4 dal oo booqasho kedis ah ku tagay caasimada Ukraine ee Kyiev (Sawirro)

Hoggaamiyeyaasha Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga iyo Romania ayaa Khamiistii la kulmay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, iyagoo u muujiyay taageero ay Kyiv rajeyneyso in looga caawiyo hubka iyo tallaabooyin adag oo laga qaado Ruushka. Booqashadii ugu horeysay ee noocaan ah oo ay ku tagaan caasimadda tan iyo markii Ruushka uu duullaanka ku qaaday, ayaa waxaa is gacan … Continue reading Madaxda 4 dal oo booqasho kedis ah ku tagay caasimada Ukraine ee Kyiev (Sawirro)